Waxyaabaha Soonka Jabiya

Waxyaabaha Soonka Jabiya
Walaal si aan Alle xagiisa uga helo ajriga iyo abaal gudka Soonka Bisha Ramadaan waxaa lagama maarmaan ah in aan ka harno waxyaabaha Soonka jabiya.
Maxaa Soonka Jabiya?
Si aan jawaabta su,aashan si sahlan ugu fahamno, bal aynu wax yar dib ugu noqono qeexida Ereyga "Soon" micnihiisu muxuu yahay? Soonku waa in qofku uu ka hadho amase ka fogaado wax cunid, cabid & wixii lamid ah, galmood amase gogal gal & wixii la halmaala, laga soo bilaabo Aadaanka Salaada Subax ilaa laga gaarayo Aadanka Salaada Maqrib, Alle dartiisna looga hadho.

Axkaamt Soonka Bisha Ramadaan

Bismillaah
SOONKA BISHA RAMADAAN
Magaca Allaha Naxariista Guud iyo tan gaar ahaaneedba leh,Naxariis iyo nabadna Nabigiisaa mudan.
A/C. Wr.Wb.

Micnaha Soon
Soonku waa ka fogaansho iyo ka harid wax cunid, cabid iyo galmood ama gogol gal (wada seexasho nin iyo naag) iyo wixii la halmaala, laga bilaabo salaad dilaaca subax(aadaanka fajriga) ilaa qorax dhaca Salaada Maqrib, adigoo Alle dartiis u samayn haya arintaas.

Ramadaan Kariim

Magaca Allaha Naxariista guud iyo gaar ahaaneed leh.
Mahad gabi ahaan Allaah leh.
Naxariis iyo nabadna Nabi Muxammad (scw) ha siiyo.

Nabigu (scw ) wuxuu dhihi jiray markii uu bisha arko: Eebow nooga dhig amni iyo iimaam, nabad iyo islaamnimo, Rabbigey iyo Rabigaa waa Alle, naqo bishii khayr iyo wanaaga" . Xadiiskan waxaa soo tabiyayTirmidi, waana Xadiis wanaag san.

Umatul Islam Ustream

UMATUL ISLAM CENTER LIVE VIDEO

FADLAN MUXAADARADA TOOSKA AH KU DAAWO BROWSERADA:
FIREFOX, GOOGLE CHROME, AMA APPLE SAFARI.
KUMA SHAQAYNAYSO INTERNET EXPLORER
MAHADSANIDIIN

Activities

Activities
Important Activities

Hadith learning sessions after Fajr and Magrib prayer with Shaykh Faraz
Weekly Halaqah with Dr Hatem al Haj, every wednesday @ 7 PM in prayer hall
Islam 100 (6 weeks session) starting Sunday 01/02/2011 at 1 PM. It is for both genders and any teenagers, reverts, born muslims, non muslims. Register here.
Dawah workshop, Sunday 01/23/2011 @ 5 PM. Presenting Islam to non-Muslims

Syndicate content